Duration 16:45

REER BURCO MUQDISHO MA AADI LAHAYD IYO ARKARTI OO.. CAR QOSOL ISKU CELI KKKK HASSAN SOYA REACTION

141 620 watched
0
12.5 K
Published 30 Apr 2021

PLEASE LIKE AND SHARE FOR MORE VIDEOS THANKS FOLLOW US: INSTGRAM: @ HASSAN SOYA FACEBOOK: HASSAN SOYA SNAPCHAT: HASSANSOYA TIKTOK: HASSANSOYA WHATSAPP NO: +252617160331

Category

Show more

Comments - 859
  • @
    @Sad33673 years ago Kkkkk
    Hargeysa waa dad qalbi fiican
    From muqdisho
    387
  • @
    @naajiboy68823 years ago Wllhi qosolka iga dhamaaday
    Reer burco one love 🥰😁😂
    143
  • @
    @habsamouse59943 years ago Wlhi waa dacada qosolay reer Muqdisho allah ini xiftiyo dhmntiin frm borama 🇸🇴🥰 294
  • @
    @siciidmaxamed74233 years ago Hada nahay reer burco wan jecel nahay muqdisho💙💙 62
  • @
    @aaminahussein40393 years ago Waa walalhy maxaan isku deedaynaa frm hargysa kulay idnkuna waad na jeceshihee Makala Maarano allaw burcad isku Mari dadka sooomaaliyeeeeee🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹💪💪💪💪 85
  • @
    @xidigtaxidigaha4873 years ago Reer burco waan iden jecelnahy hadaan nahay reer xamar waad mahd san tihiin walaa layaal 🥰🥰 53
  • @
    @kingshaktatinous96503 years ago Casimada Umada Somaliyeed muqdisho Like I Sara 627
  • @
    @hibomuxumed32703 years ago Muqdisho magala madaxdeena wan jclnahy qskariyo wax uma jabne🇸🇴🇸🇴🇸🇴one love dhamantin❤ 149
  • @
    @sahankaguusha25433 years ago From lascaanood waa idinsalaamay muqdisho🥰 190
  • @
    @asiiraofficial8333 years ago 😅😅
    Burco fuuny
    Yaan loo qababan because muse bixi ayaa na xidhaya
    From somaliland
    Hargeisa 🥰🥰
    300
  • @
    @nuurseyl94543 years ago waa idin wataa
    Hdii aad qososhay ii saar ❤love
    35
  • @
    @MBmubaarig3 years ago walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 🥰💞💞💞💞💞🙏🙏🙏 56
  • @
    @mohabaari18073 years ago Wa qosly form mudug wlhi rer Burco wa dad qalpi wang sn alow.idin xafid 🇸🇴❤
    Wan idin jecelnhy rer somaliln 🇸🇴🥰❤
    15
  • @
    @nada_1.68_lbr43 years ago Forom burco hasan sooya wa ku salamayna 🥰✋✋🥰 44
  • @
    @faatuushfaraxsan12123 years ago Masha allah reer burco hadan reer mogadisho nahay madaxa ayay noo saaran yihiin xasan soya horumar wacan 20
  • @
    @murshidkebirow14183 years ago 😂😂😂😂😂😂 Muqdisho mise lascanood kulahaa wlhi 3 saac an qoslayee ila hada wan kucelceshanayee hhhh 42
  • @
    @marisadagan59183 years ago Qosol iguma hadji reer muqdisho alle haydin xafido farom lscaanood 🇸🇴 62
  • @
    @qanixriir2553 years ago Xasanow wad aragta gobolka ragga inay tageersanyihin inay immadan casiimadooda anigana ka mid ah oo immanaya insha allah xamar cadeey alle nabad ha noga dhigo ♥️💋🌹 162
  • @
    @miskimire84153 years ago HASSAN SOYA
    200k coming soon inshalah 🇸🇴❤
    19
  • @
    @canbarocolay67563 years ago 🤣🤣😅😅😅first day from burco
    We love muqdisho💕💕❤
    11
  • @
    @moustapheibrahim83523 years ago Pour moi ce plus gros un prank ces jeunes ils transfèrent un message très important et nette. Big love la grande SOMALI 🇸🇴 10
  • @
    @mohamedsabriye20323 years ago I love the guy with the blue jacket very smart he replaced muqdishu with lascanood much love from Xamar ❤💯😂, gobolka raaga 13
  • @
    @mahadindhageele32233 years ago Waxaa igu qosol badanaa markuu arkey askarta ayuu dhahey muqdisho mise laasacaanoda kkkk 19
  • @
    @shiikheygacashakha16113 years ago Ilaah baan idinku dhaarshe dadkan soow kuuma cada in ayyihiin somali sax ah qalbi wanaagsan lkn lacadaadinayo ilove you reer somaliland 5
  • @
    @DEEQHAPPY3 years ago Soya films studio wlh inta YouTube aan fiirsaday ma jirto mid an dhameestay on midkan ahen sidas u qosolayy wn ilmeyy wlh
    Alla mxay naftu macdahay well done bro bring more like this video VIVA Reer BURCO
    6
  • @
    @asiafirin25303 years ago Kkkk😂😂😂😂😂😂😂 Hassan soya sidaan ugu qosl Hadl kaga bro jir oo joog wllky 💖💖# Hambalyo 👏wllky Hassan 200k keep going 👍 11
  • @
    @abdihakiinfaysal3 years ago Sawiir khaldaan ayuu ka soo gudbiyaay anigoo somaliland jeceel muqdisho inaan tagoo wan jeclahy walhi hadad tagtoo cidna kuma xidhaysoo shicibkaan ka hadlayaa way tagaan waynaa soo noqdaan 💚💭❤ 6
  • @
    @hibaaqmaxamed28603 years ago War inder wanu idin jecelNhy reer muqdizhoY lkn liintanu ka baqayna 😂😂❤ 52
  • @
    @cabdirahmaansiciid77233 years ago Wra xasan soYa kaleexo reer abtiYashey hdiikle wlhi isTuuDiYahaga aya ku imaana wacadalla ☝️👈 7
  • @
    @eyesbigboi40013 years ago Alaa reer burco fuley weeyaan wallahi from HARGEISA askarta hortoodaan ku amaanaah moqdisho 46
  • @
    @ladaniito86253 years ago Lkn dhagysta qofka ugu dambeya wuxuu dhahay waan aadi lahaaa ufiirsada kaasa ugu carol adkaa😅🤣🤣🤣🤣🤣 12
  • @
    @ladaniito86253 years ago Coming soon filim ma aha waxa soo socda ee dabaaldega 100k subscribers Captan bar and 200k subscribers keep going legends 🙌 ❤ 🥰🥰 guul wacan. 😍😍😘 9
  • @
    @josman72963 years ago Reer burco waa wtaa sooceli🤣🤣🤣🤣🤣 adna qosal kale ledahy intee kaso aragte 🤣🤣🤣🤣🤣 anigo gajessn iga qosol siisen ba 🤣🤣🤣 21
  • @
    @apdirizakmohamed58853 years ago Reer Burco daawaday mana qoslin been weeye wlhi😂😂😂😂😂form Muqdizho 11
  • @
    @nafisaabdulkadir59023 years ago Hooyo macan iso boqo aduunka wax laisku taraa aduunka igu caawi hooyo ayan ahy 28
  • @
    @khadaraways46163 years ago Jeazy boy walaalkis weeye wiil ka yar keep going 😂😁😎 21
  • @
    @dahirise77623 years ago Xasanow wallahi saan u qoslayay boga aa ixanunay reer burco waa iga gadantihin kkkhhkh 12
  • @
    @fartunahmett11223 years ago Hambalyo 190k insha allah 200k team aan taageero 4
  • @
    @mahamedosman4693 years ago Inta iyagoo macawis qaban daawanoyan like dhac ku siiya 21
  • @
    @sagalmalpoh13063 years ago 😂😂😂😂😂😂muqdisho wa casimada umada somaliyed form Burco GoplkaH Ragah 😅 12
  • @
    @hamdamohamedqueenofheart48793 years ago xasan soya adaba iga qosol siinaya aniga from hargaisa😂🙏 9
  • @
    @wanyaabey41993 years ago From hargeisa Somaliand walahi dadkeedu aadby u jecelyihiin meel ay ku doorsanayana ma jirto ee waa brank laysla ogyahey 8
  • @
    @fathiartan66013 years ago Manzha allaH cazimada umada zomaliyed wan jecelnahay allaH hayno xifdiyo 8
  • @
    @cabdiali97523 years ago 🤣🤣🤣🤣 qosal iguma harin wlhi via Muqdisho ❤❤❤❤❤❤❤ 13
  • @
    @mohameddeeqofficial61003 years ago Hhhhhhh wlh waaa prnk xaraawo ah hhhhhhhhhhh rer burca wan idn jclahy form moqdisho 14
  • @
    @abdilahiziyad51933 years ago 😁😁😁😂 ree burco wllhi waa fanny dacad ayaan u qoslay😂😄 12
  • @
    @leyladahir54253 years ago 😂😂😂😂istaqfurullh waxaan wlhi qosol mahan waa dambi intaan ka badan ma muqdisho mise lascanod kulahaaa😂😂 6
  • @
    @abdidjqalin89233 years ago ❤️❤️❤️💚somali meel walbo ay joogto one love 22
  • @
    @waaawaaa29093 years ago Alla xasan dhib badanaa 😂😂😂wllhi sa uqoslayay madaxa ixanunay 🤣🤣wllhi igatak🙏❤ 41
  • @
    @dahirsaabir89243 years ago Kkkkk reer burcoyaalow codka islow motion Ka fuulay kulahaa 😂😂😂😂😂 bro hormar wacn one love ❤️ 3
  • @
    @abdirhmandollarvlogs3 years ago 😂😂😂🤣 soya cawa lapo qosol iskugu Kay biray ano rer burco la yaban aya kagina ku dartay😂 10
  • @
    @ubahabdi91983 years ago Hadan nahay team Zoya coming soon 200k keep going my brother 🙏 3
  • @
    @ikranmaxamed42993 years ago Hhhhh wllhi qosolkiba iga dhamaday xassan ssoy xasan cali shariif boqortoyo wan ku wataa wllkay gar iyo gardaraba gulayso nisha Allh 20
  • @
    @queenluula993 years ago Plz horay no wada 200k garsiya boqorka boqorada hassan soya 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖🥰🥰 4
  • @
    @vikramelxragomanofficial27013 years ago Keep going team wabaaa hor mar wcn asxapey inta ila argtey talent iney leyihin like dac 🥰 1
  • @
    @ilhaandhaqanehassan16353 years ago Wlhi ree burco funny waayo zxpw adaaba qosolkada qosol laga qaada any way keep up 200k soon i.a 1
  • @
    @ayaanjerara3 years ago Ramadan Mubarak yaa xasan salan sare huuno 2
  • @
    @areyousingl91333 years ago From lascanod waan idin salaamay reer muqdisho 2
  • @
    @malmohamud14653 years ago Walahy kal iyo lab ayaan u qoslay caadi ma aha 6
  • @
    @mahadsaalax48783 years ago Kkkkk igaarka kulahaa intee ku talla meel ay iga xigto ma,aqaan kulahaa kkkk 8
  • @
    @cabdiqaadiryare19902 years ago 🤣😂soobadi rigshanada reer buurco soobadii wallaal xasan sooya bro ♥waa jelahay Aniika rekshanada Adiika fanii ayaa gutahay sxb Aniikana kama cajisayo dhama
  • @
    @ladaninacabdi91083 years ago Waxaan ahy qofki ugu horeeyay xasan soya wll mcn luul ka soo aaarso wllhi calooshaa I ihurtay zey guu galeen 9
  • @
    @ninwaxbadanog31763 years ago Reeer hargeisa we love you from Mogadishu ❤❤ 1
  • @
    @user-up9dr1bx7r3 years ago Reer burco waan idiin slmy from muq wlhi waan idiin jeclahay sxbo fiican ayaan ku leyahay
  • @
    @medhayan73822 years ago Somalie weyn big love
    From Djibouti
  • @
    @alidhicis93133 years ago Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wallaahi reer burco waan Ku heystaa qosol iguma harin anib hadaan joogi lahaay waan inkiri lahaay muqdisho Anoo u dhashay 2
  • @
    @aishaladan90993 years ago Soya prank ku soo samey luul kaarso 🥰🥰🥰😘 3
  • @
    @studiodollar27633 years ago Waxan moodayay inaad Lascaanood sheegayso😅🤣 18
  • @
    @xogmalmedia33163 years ago Magaladii maamulka muqdusho like ii sare 1
  • @
    @qacqacosman57163 years ago Burco Caasimada Xoriyada Jamhuuriyada barakaysan ee Somaliland 1
  • @
    @Negan2513 years ago Reaction kaaga wlhi waad iga qoslisiisay iyagabo adaa kadaran hassanow 😂😂😂
  • @
    @xayaatfaarax10153 years ago Hasan sooya waxan ku ahay tagaro buxo waxan raba ina ku la kulmo waa hada rali ka thy abowe 8
  • @
    @mohamednur46813 years ago You are one of the best of the YouTuber
  • @
    @cajaboofficial22713 years ago Soya my bro Ramadan kariim waa qalad plz hadhihin okey waa ladiiday sheeeqyadii okey bro 😘😘😘😘😘😘💯 2
  • @
    @xaliyeyare13143 years ago Wllhi daacadaan uqosley xasanow noowad reactionka noocaana love you wllhi
  • @
    @nastehaibrahim37063 years ago Kkkkk prank gaan waa iga gadanyhy wlhi funny 7
  • @
    @user-co3yl9nb8c3 years ago Somali wan jeclahay sabtoca wadalkaygi labad from djbouti 😘😘😘😘😘💋💋💋💯💯🙊🙊🙏🙏🙏🤲🤲
  • @
    @fartuunmire32553 years ago Cawa qosal ayaab iga dhamaday 😁😁 rer Burco funy walaahi🙏🙏 1
  • @
    @mafiaman46063 years ago Legend Noso badi rer burco allaha daye
  • @
    @munocumar74143 years ago 😂😂😂😂😂😂😂😂caawa manooli hassan sooya weligeey saan video uguma qosli thnk you
  • @
    @shukriahirsi47993 years ago Kkkkk walahi waan qosley reer burco keep going
  • @
    @macruufhussein73493 years ago Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
    Wlhi hassanow qusul igu maharin 🤣🤣🤣 lkni muqdisho waanjeclahay sxp
    2